Heart Attack(Wadna Xanuun)

Wadnuhu Sida Aynu Ogsoonahay Waa (Vital Organ) Ama Waa Mashiinka Uu Bini Aadamku Ku Nool Yahay Waa Qaybihiyaha Dhiiga,
Wuxu ku Yaala Wadnuhu Bartanka Laabta Feeraha Dabadooda Dhinaca Bidixna U Raacsan ilaa 9cm, Wuxu Ka Kooban Yahay Afar Chamber Labo Midiga iyo Labo Bidixa,
Wadnuhu Wuxu Jirka Siiya Dhamaanti Dhiiga Oxgenta Xambaarsan, Wadnuhu Sadex Dabaqadood Buu Ka Kooban Yahay
1-Tan Sare Epicardium
2-Tan Dhexe Myocardium
3-Tan Sadexad Endocardium

HADABA WAA MAXAY HEART ATTACK?

Waxaynu Ogsoonahay in ay Oxygen tu Muhiim u Tahay Dhamaan Jidhka Bini Aadamka Ee Uu Wadnahu Ka Midka Yahay
Hadaba Xaaladani Waxa ay Dhacda Marka uu Dhiigu Gaari Wayo Qaybka Ka Mida wadnaha O ay Gaarsin Wayan Halbowlayashu dhiiga Gaar Ahaan (MYOCARDIUM)layer . SABABTU MAXAY NOQON KARTA?

Sababtu Waa Xididada Wadnaha O ay Xiraan Xinjr ama Baruur. CALAAMADAHA LAGU GARTO

1-Wadna Xanuun AMA chest Pain

2-Dhidid Fara Badan

3-Wadnaha Oo Aad Usi Garaaca

4-Naqaska Oo Ciriir Ku Noqda

5-Dawakhad

Leave a comment

Design a site like this with WordPress.com
Get started